Sh. Aadan Madoobe oo hoygiisa kula tukaday Masuuliyiin kala duwan (Sawirro)

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka  BFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa salaadda ciidda kula tukaday mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda. Guddoomiyaha ayaa ummadda Soomaaliyeed uga baryey Allah in uu ka aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee ay soo guteen, wuxuuna u duceeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida kaga nool … Continue reading Sh. Aadan Madoobe oo hoygiisa kula tukaday Masuuliyiin kala duwan (Sawirro)